Dad ku dhintay daadad ku rogmaday Xaafado katirsan Magaalada Qardho.

0
110

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Daadad xoogan ayaa kusoo rogmaday Xaafado katirsan magaalada Qardho ee gobolka Karkaar ee Puntland, kadib markii Roobab xoogan ay xalay iyo shalay galabtii ka da’deen degaano ku teedhsan Magaalada Qardho.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya: – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here