Xukuumadda Soomaaliya oo Shacabka Hirshabeelle ugu Baaqday in laga qeyb qaato dhismaha Xarunta Gobolka Hiiraan.

0
135

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo booqasho ku yimid magaalada Baladweyne ayaa sheegay in 20 kun oo ruux oo ku nool magaalada la soo gaarsiin doono gurmad raashin ah, waxana sidoo kale uu sheegay in xukumadiisa ay magaalada Baladweyne keeni doonto gaadiidka gurmadka deg deg ah islamarkana la hirgelin doono shan ceel oo laba ka mid ah ay yihiin riig.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here