Ururka Naafadda Koonfur galbeed oo Hey’adaha iyo Maamulka ka Codsaday gar gaar Bini’aadannimo.

0
125

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadkan qaba baahiyaha gaar ka ah ee ku nool koonfur galbeed gaar ahaan Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa sheegey in ay u baahan yihiin in ay helaan wax yaabaha aas aasiga ah ee hela dadka kale ee caadiga ah.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here