Jahwareer ka dhashay madaxweyne dalacsiiyay taliye waa hore dhintay.

0
161

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – War ka soo baxay xafiiska madaxtooyadda oo lagu dalacsiiyay jeneraal dhintay ayaa qosol iyo jahawareer ka dhaliyay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.

Dadka ku nool DR Congo iyo sidoo kale dalka dariska la ah ee Rwanda, ayaa bartooda twitter-ka soo dhigayay muuqaallo ku saabsan arrintan, iyadoo dad badan ay la yaaban yihiin sida qaladka loo sameeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here