Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deeqdan Waxbarasho ayaa la gaarsiiyay Dugsiyada Sheikh Maxamed balcad iyo dugsiga oktoobar ee degmada bulo-burte ee gobolka Hiiraan.
Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Hirshabeelle Maxamed Max’uud C/dulle,Masuuliyiinta
maamulka,gudoonka waxbarshada iyo xildhibaano deegaanka kasoo jeedo ayaa goobjoog ka haa deeqdan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.