Masuulyiin katirsan Hirshabeelle oo Muqdisho kaga qeybgalay Kulan looga Doodayay Xeerka Shaqaalaha Rayidka.

0
106

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Maalinta labaad Muqdisho ka socda Tababarka Xeer-Nidaamiyaasha Maamulka Shaqaalaha oo ay ka soo qeyb-galeen Guddoomiyeyaasha Guddiyada Shaqaalaha dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo khubarro waayo aragnimo u leh arrimaha Maamulka Shaqaalaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here