Dowladda Soomaaliya oo Balanqaad usameeysay Ciyaartooyda 17-Sanno Jirka ah Ee Finalka Tagay.

0
127

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa kulan dhiirigelin iyo taageerid ah la qaatay Xulka Qaranka kubadda Cagta Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano, kuwaasi oo guullo taariikh ah ka soo hooyay tartanka CECAFA Zone.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here