Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay in ay ka Shaqeyaan Isdhexgalka Bulshada deegaanka.

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar waxa ay leedahay goobo badan oo lagu caweeyo islamarkana nabadda laga dhex abuuri karo waxana bulshada loogu baaqay in la balaariyo isdhexgalka dadweynaha deegaanka.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here