Wariyaasha Jowhar oo Loogu Baaqay Inaay Raadiyaan Xoggaha Muhiimka u’ah Hortabinta Saxaafadda..

0
120

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barashada saxaafadda oo ah xirfad ay ku dhiiradaan dhalinyaro baddan ayaa ,u haboon marka hore in saxafiga bilowga ah uu helo tababaro kala duduwan sida uu sheegay Xasan Maxamed Kaahiye oo ah macalin saxaafadeed.

Warbixintan Waxaa Inoo soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here