Maamulka Hirshabeelle oo Wada Qorshe Shaqo Abuur loogu Sameynayo Dhalinyarada.

0
120

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  sanad walba Jaamacadaha dalka waxaa ka soo qalinjibiya dhalinyaro badan kuwaasi oo ay adag tahay in ay shaqo helaan waxa ayna badankooda galan tahriibka halka kuwa kalana guriga ay iska fadhiyan.

Isku duwaha Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Hirshabeelle  Galad Maxamed Warsame ayaa sheegay ayaa sheegay inay wadan qorshe shaqo abuur loogu sameynayo in ka badan 600 oo dhalinyaro ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here