Wasaaradda Warfaafinta Hirshabeelle oo Suxufiyiinta Jowhar Ufurtay Tababar lagu Horumarinayo Xirfadooda.

0
144

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Hirshabeelle ayaa Maanta ka furmay Magaalada Jowhar waxaana loo qabtay Suxufiyiin isugu Jira kuwa ka shaqeeya Tvyada, Idaaacadaha iyo Website-yada ee ka howlgala Caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar waxa uuna Tababarkan socon doona muddo sedex maalin ah iyado  lagu baran doono bedqabka weriyaha, anshaxa saxaafadda, tabinta wararka goobaha ay colaadaha ka jiran iyo cashiro kale oo muhiim ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here