Kulan Looga Hadlayey Ilaalinta Hantida Dadweynaha Oo Lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
114

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankaan ay yeesheen Agaasimaha Waaxda Dhulka Degmada Baydhabo, iyo Madaxda Nootaayooyinka Ka howlgala Magaalada Baydhabo ayaa loogu hadlayay ilaalinta Hantida Bulshada iyo Sharci ay soo saartay Waaxda Dhulka ee degmadaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here