Digniin laga soo saaray sharoobbooyin qufaca ah oo caruur ay ku dhinteen.

0
92

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Digniin caalami ah ayaa laga soo saaray ilaa far sharoobbo, kaddib markii Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ay sheegtay in lala xiriirinayo dhimashada 66 carruur ah oo ka dhacday dalka Gambia.

Sharoobbooyinka oo ay soo saartay warshadda Maiden Pharmaceuticals oo ku taalla Hindiya ayaa la sheegay inay dhaawac halis ah u gaysan karaan kelyaha.

Warshadda ilaa hadda wax war ah kama aysan soo saarin arrinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here