Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sare u kac dhanka Raashinka Qutul daruuriga ayaa laga dareemayaa Suuqyada Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose iyado ganacsatada degmadaasi ay ku sababeyen badeecadaha ay soo dhoofsadan oo qiimo sare ugu yimaada.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.