Deeq Raashiin ah oo La Gaarsiiyay Qoysas Danyar ah oo Ka soo Barakacay Deegaano ka Tirsan Gobolka Baay.

0
113

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deeqdaan ayaa waxaa loogu tala galay dad danyar ah oo qaarkood ku dhibaateysan xerooyinka barakacayaasha Magaalada Baydhabo. Qaar ka mid ah dadkii deeqda la gaarsiiyay ayaa aad uga mahad celiyay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here