Dowladda Soomaaliya oo Hay’adaha Caalamiga ah kala hadashay gurmadka Abaaraha.

0
104

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ergeyga gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa magaalada london kulan ballaaran kula yeeshay hay’adaha garagaarka Caalamiga ah ee xaruntoodu tahay Ingiriiska.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here