Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika waxaa ka socda shir heer caalami ah oo looga arrinsanayay arrimaha shidaalka Africa, waxaana ka qeyb galaya wafdi ka socda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.