Inter Milan v Barcelona – Inzaghi Iyo Xavi Oo Qoorta Iskula Jira, Dhaawacyada Labada Kooxood & Xogaha Kulanka

0
83

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inter Milan oo ujeedkeedu yahay inay kasoo kabato hoos u dhaca ay dhawaanahan ku jirtay ayaa soo dhawaynaysa kooxda wakhtiga fiican ku jirta ee Barcelona kulanka wareega saddexaad ee UEFA Champions League.

Labada kooxoodba waxay guuldarrooyin kala kulmeen Bayern Munich halka ay guulo ka gaadheen Victoria Plazen taas oo ka dhigan in labada kulan ee ay iyagu isku noq-noqonayaan ee saddexaad iyo afraad ay ku kala bixi doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here