Guddiga Shaqaalaha Rayidka Hirshabeelle oo Muqdisho kaga qeyb galay kulan aqoon Isweydaarsi ah.

0
159

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Mohamed Mo’allim Omar Meyre iyo Dhiggiisa Gudoomiyaaha Guddiyada Shaqaalaha heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa ka qeyb galay shir Aqoon Is weydaarsi ah oo la xiriira Kobcinta iyo Awoodsiinta Haweenka Ka shaqeeya Ha,yadaha kala duwan ee Dowladda Fedralka, Dowlad gobaleedyada xubnaha ka ah dowladda federalka iyo Maamulka Gobalaka Banaadir.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here