Barakacayaal Hor leh oo gaaray deegaano hoostaga Waqooyiga Magaalada Kismaayo.

0
110

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Boqolaal Qoys oo Barakacayaal Hor leh  ayaa Soo gaaraya Deegaanka Buulaguduud ee Duleedka Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ee dowlad goboleedka Jubbaland.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here