Xaalad dhanka Nolosha ah oo soo Wajahday Barakacayaasha Dulleedka Beydhabo.

0
109

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barakacayaashan ayaa sheegay in mudo lixbilood ah aysan helin waxgargaar ah oo dhankta isugu jiro  qaar ka mid ah dadkii ku noolaa kaamka oo ugu horeeyo Cabdullahi Roonoow ayaa ka Codsaday hey,addaha Samafalka in gargaar bani’aaddanimo lala soo gaaro.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here