Liverpool Iyo Arsenal Oo Haaland-ka Cusub Ku Tartamaya & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga

0
100

Jowhar – ( Radio Isnaay )  -Wolves tababaraheeda Bruno Lage’s ayuu mustaqbalkiisa shaki ku jiraa kaddib qaabka xun ee ay xilli ciyaareedka ku bilawdeen oo ay u raacday guuldarro xalay kasoo gaadhay West Ham. (Telegraph – subscription required)

Arsenal ayaa rajaynaysa inay Liverpool iyo Man United kaga horreyso khadka dhexe ee Wolves ee Ruben Neves. (Express)

Barcelona ayaa Arsenal kula tartami doonta saxeexa Neves. (Sport)

Advertisements

West Ham ayaa AC Milan kula tartamaysa garabka kooxda Club Brugge ee Noa Lang. (Calciomercato)

Manchester City ayaa kordhin doonta mushaharka Haaland kaddib qaabka fiican ee uu ku bilawday xilli ciyaareedka. (Star)

Haaland aabihii Alfie ayaa sheegay inuu wiilkiisu kaliya saddex ama afar sano ka ciyaari doono City. (Star)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here