Sara ukac laga dareemayo Qiimaha shaaha lagu iibiyo Ee Maqaayadaha Magaalada Baladweyne.

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga dareemaya sicir barar ku yimid qiimaha la iibiyo shaaha iyadoo markii hore koobka shaaha la iibin jiray 10 sent, halka hadda la iibiyo 20, sent.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here