Maamulka Degmada Xudur oo kulan looga Hadlayay Horumarinta Bulshada laqaatay Ururka Haweenka Degmadaasi.

0
113

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan ka dhacay Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bokool oo u dhaxeeyey Maamulka Degmada, iyo Haweenka Degmadaasi ku nool ayaa looga hadlayay Sidii ay wada shaqeyn dhab ah u dhaxmari lahayd Haweenka iyo Maamulka Cusub ee Degmada Xudur, dhinacayada Amaanka, Hormarinta Bulshada, Kobcinta Dhaqaalaha, isdhaxgalka Shacabka iyo Maamulka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here