Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaaka Hirshabeelle oo Gaaray Beledweyne.

0
130

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaaka Dowlada Hirshabelle ahna kusimaha Gudoomiyaha Mudane Siraaji Sheikh isaaq iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayay ayaa Maanta gaaray Magaalada Beledweyn iyadda oo si weeyn loogu soo dhaweeyay garoonka ugaas khaliif ee Magaalada Beledweyne

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here