Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Jowhar ku Qabatay Kulanka Wajiga 2aad ee Marwo Caafimaad.

0
196

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Daahfurkan ku saabsanaa Wajiga 2aad ee Marwo Caafimaad ayaa waxaa ka soo qeyb-galay masuuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle waxana lagu qabtay Jowhar.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here