Wasaaradda Waxbarashada Dalka oo Joojisay lacagtii Badneyd ee laga qaadayay Ardeyda rabta Shahaadada Dowladda

0
125

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Faarax Sheikh C/qaadir ayaa ku dhawaaqay wixii maanta ka dambeeya aanay Wasaaraddu wax lacag ah ka qaadi doonin Shahaadada Ardayda Dugsiga sare.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here