Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubadda Hoose inta badan cimiladeeda waa kuleel waxana midaasi ka faa’ideystay Ganacsatada degmadasi oo furtay Meheradaha ganacsi ee lagu iibiyo Macmacaanka iyo sido kale Cabitaanada.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya: – Cabdicasiis Xasan Macalin.