Xaalad Dhinaca Nolosha ah oo la soo Daristay Barakacayaasha Magaalada Kismaayo.

0
128

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kaamka Towfiiq-1 oo Kuyaala Xaafadda Farjano gaar ahaan Waaxda Dalxiiska ee Magalada Kismaayo ayaa waxaa dagan boqolaal Qoys oo danyar ah,kuwaas oo aan haysan waxyaabaha nolasha aadamaha aas aasga u ah oo uu caafimaadaku ugu Horeeyo.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here