Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa mudooyinkan dambe waxaa ku soo badanayay jaamka la xirira wadooyinka oo ay sababaan gadiidyada lagu baakimo Hareeraha wadooyinka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.