CAJIIB: Luis Enrique Oo QIRASHO Weyn Sameeyay Kahor Kulanka Xulkiisa Spain Kahor Tagayo Portugal Caawa

0
123

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababaraha xulka qaranka Spain ee Luis Enrique ayaa si weyn u amaanay dhigooda Portugal ee ay kahor tagayaan caawa kulan ay ugu kala baxayaan afar dhammaadka UEFA Nations League.

Enrique ayaa hoggaaminayay xulka Spain tan iyo 2018 isagoo markii koowaad koob aduun hoggaamin doona sanadkan kaddib meel lama filaan ah oo uu gaadhsiiyay tartankii Euro 2020 ee sanadkii hore qabsoomay.

Iyadoo wax ka yar laba bilood ka hadheen koobka aduunka ayuu Enrique haatan xaqiiqada ka sheegay xulkiisa isaga oo qirtay in haatan Portugal ciyaartoy ahaan ka fiican yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here