Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qeybo badan oo ka mid ah soomaaliya waxaa ku sii xoogeysanayay ganacsiga habka online-ka ah balse sitoos ah aysan jowhar kaga jirin adeegaasi casriga ah waxana ganacsatad loogu baaqay in ay la yimadan habka fudud ee ganacsiga online-ka ah.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.