Wasaaradda Haweenka Hirshabeelle oo dhalinyarada ugu Baaqday in laga qeyb qaato dib udhiska deegaanka.

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Haweenka Hirshabeelle Raxmo Max’d Guule oo  wareysi siisay Radio Isnaay ee Magaalada Jowhar ayaa ku boorisay dhalinyarada in ay la shaqeyan dowladda iyo in ay ka qeyb qatan dib udhiska dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here