Dhalinyaro ku nool Magaalada Baydhabo oo xirfadda sawir qaadista shaqo abuur u noqotay.

0
116

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay sanadahaan waxaa ku soo badanaya goobaha lagu nasto oo ay dadka sawirada ku galan taasi oo wado shaqo abuur ah u furtay dhalinyaro badan oo xiligaani xirfadda sawir qaadista ay u noqotay mid ay ku shaqeystaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here