Maamulka Hirshabeelle oo Beeraleyda ka Caawinaya in dalagyada loo helo Suuqgeyn.

0
63

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qorshahan  oo ah mid ay wadaan wasaaraddaha beeraha iyo waraabka ee hisrshabeelle iyo kan dowlada dhexe si loo helo suuqgeyn ku ,aadan dalagyada kabaxa dalka ee ay soo saaraan beeraleeyda kala duwan.

Beeraleey baddan  ayaa sheegay inaay iska dhaafeen  beerashada dalagyada kala duwan iyago sheegay inaay ku qasaareen madaama aysan heysan suuqgeyn dhanka wax-soo-saarka ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Heysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here