Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle Shuceyb Xasan Maxamed oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay diyaariyeen agab caafimaad oo loogu gurmanayo dadka ay saameeysay abaaraha ka jira deegaanada Hirshabeelle.
Warbixintan waxaa Inoo Diyaarisay: – Xaliimo Cali Ibraahim.