Tababar ku saabsan Horumarinta deegaanka oo lagu soo Gaba-gabeeyay Magaalada Galkacyo.

0
111

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo uu weheliyo Agaasimaha Wasaaradda howlaha guud, dib u dhiska iyo guriyeynta Galmudug ayaa tababar u soo xiray xubno kamid ah xildhibaanada Golaha Deegaanka iyo Howl-wadeenada Maamulka Dowladda hoose ee degmada Galkacyo kaas oo sare loogu qaadayay aqoontooda ku aadan hirgalinta mashaariicda Horumarinta ee laga fulinaayo degmada Gaalkacyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here