Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qorshahan ayaa waxaa iska kaashanaya Wasaaradaha Beeraha iyo Ganacsiga Hirshabeelle waxana lagu horumarin doona Iibinta iyo tacabka beeraha sida uu sheegay Radio Isnaay usheegay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle Mowliid Mukhtar Amiin.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.