Haweenka Beledweyne ku iibiya dharka huudheyda oo ka Hadlay Caqabadaha ay kala kulmaan Bulshada.

0
120

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Magaalada Baladwyne ee Xarunta gobalka Hiiran waxaa ku nool haween badan oo noloshooda ka maareeya iibinta dharka hudheyda iyagoo ku ganacsada hareeraha wadooyinka Magaaladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here