Tababar La Xiriira Xoojinta Wada Shaqeynta beeraleyda oo lagu soo Gaba-gabeeyay Kismaayo.

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha iyo  Waraabka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo tababar socday muddo saddex maalin ah ugu soo gabagabaysay iskaashatooyin ka kala socday beeralayda dadka ka ganacsada dalagyada beeraha iyo wadayaasha gaadiidka dalagyada soo qaada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here