Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa wax ka shir guddoomiyay kulan doceed looga hadlayay haqab beelka cuntada xilli uu magaalada New York ka socdo kulanka guud Qaramada Midoobay.
Saraakiisha ugu sarreysa Qaramada Midoobay ayaa ka digay in abaarta, kor u kaca qiimaha badeecadaha dunida, saameynta COVID-19, iyo duullaanka Ruushka ee Ukraine ay dalal badan ka dhici karto macluul.