Xuska Maalinta Nabadda Adduunka oo lagu qabtay Jowhar.

0
92

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadan lagu Xusayay maalinta Nabadda Adduunka Ayaa lagu Qabtay magaalada Jowhar waxaana ka soo qeybgalay Xaflada Lagu Maamusayay Masuuliyin Kala Duwan oo ka kala socday Gobolka Iyo Degmada Jowhar iyo sido kale qeybaha kale duwan ee bulshada, waxana munaasabadan soo qaban qaabiyay Hey’adda Tubta Nabadda Soomaaliyeed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here