Rudiger Oo Ka Warramay Arrintii Ugubka Ahayd Ee Uu Tababare Ancelotti Kala Kulmay Markii Uu Real Madrid U Wareegay

0
127

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Daafaca suuqii xagaaga kusoo biiray kooxda Real Madrid ee Antonio Rudiger ayaa ka warramay soo dhawayn layaab leh oo uu ka helay tababarihiisa Carlo Ancelotti isla markii uu ka degay magaalada Madrid.

Wax badan ayaa laga qorayay Ancelotti markii uu xagaagii sanadkii hore dib u noqday tababaraha Real Madrid iyadoo dadka qaarkood ka shakisanaayeen haddii uu markale awood ka dhigi karo kooxda balse wararkaas ayaa waxba kama jiraan noqday isagoo awoodiisa ‘Shaqsi-Maamul’ meel sarre ku geeyay Los Blancos.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here