Qoysas ku nool Degmada Balcad oo la Garsiiyay Gar gaar Rashiin ah.

0
112

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deeqdani ayaa Waxa ay ka timid hey’dda gar-gaarka musibooyinka federaalka Soomaaliya Waxa ayna Wakiil ugu soo dhigatay Maamulka degmada balcad ee Gobolkani Shabeellaha dhexe in la garsiiyo dadka danyarta ah iyo kuwa ka so barakacay abaarta Waxana deqdani loo qeybiyay ku dhawaad 1334 Qoysas ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here