QM oo sheegtay in la ballanqaaday lacagaha lagu samatabixinayo markabka shidaal ee ku xumaaday xeebaha Yemen.

0
103

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay haatan heleen ballanqaad buuxa oo ku saabsan lacagihii ay codsadeen in lagu samatabixiyo markabka shidaal ee ku xumaaday xeebaha dalka Yemen, kaas oo ay saaran yihiin shidaal ama saliid ka badan 1 million oo foosto.

Lacagta la ururinayey ayaa la doonayaa in loo isticmaalo in shidaalka lagaga wareejiyo markabka, si aanu waxyeello u gaadhsiin badda iyo deegaankaba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here