Liverpool Iyo Manchester United oo Soo Saaray Liiska Xiddigahooda Kulanka Halyeeyadooda Ee Anfield

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa soo saartay liiska xiddigaha halyeeyadeeda ee maalinta Sabtida garoonka Anfield kula ciyaari doona halyeeyada Manchester United, iyadoo Red Devils na soo saartay xiddigaha kulankaas u dheeli doona.

Liverpool ayaa guuleysatay ciyaartii ‘Lengends of the North’ ama ‘Kulanka Halyeeyada Woqooyiga’ ee bishii May ee  sannadkan ka dhacay garoonka Old Trafford, iyadoo Luis Garcia uu Liverpool qaybtii hore gool u dhaliyey, halka  qaybtii labaadna uu laba gool ku daray Mark Gonzalez, waxaanay ciyaartaasi kusoo dhamaatay 3-1.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here