Hirshabeelle oo dhalinyarada ugu Baaqday in ay sameeystan hal-abuur ganacsi.

0
131

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – ku simaha agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga Hirshabeelle Mowliid Muqtaar Amiin ayaa sheegay in xiligan loo bahanyahay sidii dhalinyarada ay ula imaan lahayeen hal-abuur ganacsi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya: – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here