Haweenka Beledweyne ee waxbarashada ka haray markay guursadeen oo hadda dib ubilaabay Jaamacadda.

0
205

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyado haweenka intooda badan xiliga guurka ka dib ay ka haraan waxbarashada sababa la xiriira caqabado uga yimaada seeygooda iyo shaqada guriga oo isbiirsaday ayaa hadana waxaa jira haween kale oo ku nool magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiraan kuwaasi oo ku dhiiraday ineey waxbartaan iyagoo leh caruur kuwaasi oo hada maraya heerka 1 aad ee waxbarashada jaamacadda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here