Haweeney faafisay afduub been abuur ah oo xukun lagu riday.

0
156

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweeney ku nool gobolka California ee dalka Mareykanka oo ka been sheegtay in la afduubay ayaa lagu xukumay 18 bilood oo xarig ah, kadib markii ay hadallo been abuur ah u gudbisay FBI-da.

Sherri Papini, oo 39 sano jir ah, ayaa la waayay meel ay jaan yo cirib dhigtay ka dib markii ay baxsatay.

Sherri ayaa la helay saddex toddobaad ka dib markii la waayay iyadoo ku andacoonaysa in laba dumar ah oo Isbaanish ah ay afduubteen, taasoo dhalisay in ay howgal sameeyeen hay’adaha kala duwan ee ammaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here