Wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle oo Bogaadisay Doorashada Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Gobalka Hiiraan.

0
163

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka ganacsiga Dowlad gobaleedka Hirshabeelle oo ka qeybgaley Doorashada guddoonka Rugta ganacsiga Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa bogaadiyey hannaanka ay u dhacday doorashada Guddoonka Rugta ganacsiga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here